Ciidanka ATMIS oo war ka soo saaray shil dayuuradeed oo ka dhacay Bali-dogle

Ciidamada ATMIS ayaa war ka soo saaray dayuurad nooca qunaatiga u kaca ah (Helicobter) oo shalay si lama filaan ah ugu burburtay garoonka dayuuradaha Bali doogle. Waxaa shilkaas ku dhintay askar ka tirsan ciidamada Danab oo halkaas ay ku tababaraan saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ee saldhigaas degan “Diyaarad nooca ATMIS-ta ah oo ku howlaneyd … Continue reading Ciidanka ATMIS oo war ka soo saaray shil dayuuradeed oo ka dhacay Bali-dogle